Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge iyo Safiirka Dowlada Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya oo Maanta Baydhabo Gaaray.

Safarka Diblomaasiyiintaa,ayaa looga hadlay dib u dhiska Ciidamada,la dagaallanka argagixisada iyo musuq-maasuqa, horumarinta dhaqaalaha iyo dadaallada dib u heshiisiinta.

Shidaalka Baraawe waxaa heshiis ku gashay Shirkad Ingriiska 1980-kii.
Ingiriisku waxuu ku leeyahay Baydhabo xarun sirdoon oo qalab casriya ay yaalaan.
Jibril Qoobey.

