Video:-Baarlamaanka Puntland oo maanta la xisaabtamay W.Maaliyada

Gudiga Maaliyada Iyo Horumarinta dhaqaaladaha Golaha wasiirada xukuumadda Puntland ayaa Baarlamaanku waydiiyeen Su’aalo la xidhiidha Shaqooyinka ay qabteen oo qayb ka ah qodobka la-xisaabtanka Xukuumada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://fb.watch/2fs725j_8q/