Muuse Biixi oo Nayrobi gaaray soo dhaweyna aan kala kulmin

Muuse Biixi wuxuu gaaray Nayrobi loomana soo dhaweyn si maqaam leh.

Qaybta VIP-da lagama soo dajin masuul Dowlada Kenya ka tirsana garoonka uguma hor imaan.

Kenya waxay muujisay masuuliyad iyo in ay wax xeerinayso.

Jibril Qoobey.