Maxamed Cabdirisaaq sidee u khiyaamay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf???

Maxamed Cabdirisaaq sidee u khiyaamay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf???

“Somalia’s Government Teeters on Collapse”

By Jeffrey Gettleman

March 29, 2008

MOGADISHU, Somalia � The trouble started when government soldiers went to the market and, at gunpoint, began to help themselves to sacks of grain last week.

Islamist insurgents poured into the streets to defend the merchants. The government troops took heavy casualties and retreated all the way back to the presidential palace, supposedly the most secure place in the city. It, too, came under fire.

Article(ka) New York Times:Mincaha siyaasadeed Waa sidan…

“Dawladda aan Anigu madaxtooyadeeda maamulo waa ka gardaran tahay muqaawamada (Alshabaab), waayo suuqa Bakaaraha ayay Haruur ka xadeen askarta dawladdu,wax dawlad la yiraahdo meesha ma joogaa waa sii dumeysaa oo Waa lagu kala tegayaa”

Hadalkan waxaa yiri Maxamed Cabdirisaaq oo ahaa markaas Agaasimihii Madaxtooyada ee Dowlada Cabdulaahi Yuusuf hadana ah Wasiirka Arimaha dibada ee Dowlada Fadaraalka.

Maxamed Cabdiraaq waxuu si hoose ula shaqeeyay xiligaas Maxkamadihii islaamiga,waxuuna lahaa saxiixii Shirkii Jabuti,isagoo khiyaamay Madaxweyne Yuusuf oo soo dhawaystay garabna ka dhigtay.

https://www.nytimes.com/2008/03/29/world/africa/29somalia.html

Jibril Qoobey.