Gaadiid door ah oo lagu wareejiyay W.Amniga Puntland

13-Gaari oo loogu talagalay Booliska Puntland,ayaa lagu wareejiyay Wasaarada Amniga.

Baabuurtan waxaa ku wareejisay Puntland UNPOS.

Wasaaradu waa in ay Gawaaridaas ku xoojisaa hawlaha Police-ka jooga Degmooyinka baahida Gaadiidka qaba ee laamiga ka baxsan.