Ma dhabaa in Baarlamaanka Fadaraalku mudada kororsaday??

Waa aqoonsiga Golaha shacabka oo dhabarkiisa dambe ay ku qoran tahay taariikh muujinaysa xiliga uu dhacayo.

Taariikhda uu dhacayo,ayaa ah 31-Dec-202,taasoo muujinaysa Sanad dheeriya in lagu darsaday mudo xileedka Xildhibaanada oo ku ekayd 27-kii Dec-2020.

Dec sanadkii hore,ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in Xildhibaanada qaar loo qaybiyay Aqoonsiyo cusub.

Jibril Qoobey.