C.C.Warsame oo lagu dhaliilay la kulankiisa Rooble

La kulankiisii hore xiligii la magacaabay Rooble,waa lagu dhaliilay C.C.Warsame oo taageerayaashiisu waxay u arkeen fudayd siyaasi ah in uu muujiyay.

Markale Rooblaha aan saamaynta lahayn in uu la kulmo waxay sii xoojinaysaa xanta oranaysa C C.Warsame eenta uu leeyahay waa “Fudayd”.

Farmaajo waxaa laga hayaa Roobloow waxaad tahay Ninkaan ubaahnaa waad iga soo daahday ee maxaan horay kuugu heli waayay??

Wax walba oo C.C.Warsame uu cudurdaar iyo marmar siiyo uga dhigto la kulanka Rooble ma gadmayso.

Jibril Qoobey.