Wararkii udanbeeyay Ee wada xaajoodka arimaha doorashada

Mahdi Guuleed markii uu Xamar ku noqday Kooxdiisii hoos bay udhigtay oo jir xumayn siyaasadeed ayay ku sameeyeen oo xataa looma yeerin lamana oran maxaad lasoo kulantay,sida ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan.

Xalay waxaa ku ekaa markay 3-saac saacadu ahayd Sadex beri oo ay qabsadeen Ragii Garowe ka laabtay.

Kulankii Madaxtooyada Puntland ka dhacay waxaa lagu gaaray isfahan,kaasoo ay qaadeen ragii Farmaajo uwakiilka ahaa,waxayna balameen 3-beri kadib in ay jawaab ka keeni doonaan Farmaajo.

Warar,ayaa sheegaya in uu Farmaajo aqbalay isfahanka laga gaaray Gedo iyo Xildhibaanada Waqooyi,balse ma xoog badna warkaas.

Saakay kulan ZOOM-ka ah,ayaa jiri doona oo ay ku kulmi doonaan Madaxda Dalka.

Jibril Qoobey.