Fariimo loo kala diray Musharaxiinta Madaxweyne ee Somaliya

Dhamaan Musharaxiinta doorashada waxaa loo kala diray fariimo.

Fariimahaas waxaa loogu sheegay in ay gudaha dalka kusoo xaroodaan inta maqan.

Sababta looga codsaday in ay wada yimaadaan Muqdisho waxay tahay in ay ku biirayaan Shirka Dowlada Dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah ee 1-da bisha furmaya,

Sida qorshuhu yahay dhamaan Somalida waxay qayb ka noqon doonaan hanaanka doorashada lagu gaarayo.

Jibril Qoobey.