Daahir Mire Jibriil iyo Halgankii SSDF (VIDEO)

Daahir Mire Jibriil, oo kamid ahaa Halgamayaashii Jabhadii SSDF ee la-dagaalantay Kacaankii uu horkacayay Jaalle Maxamed Siyaad Barre ayaa ka warbixiyay dhacdooyin xanuun badan oo uu soo joogay loona geystay ehelkiisii.