Mashruuca Cagaarinta Caasimadda oo laga daah-furay Garoowe (VIDEO)

Duqa Degmada Garoowe Axmed Siciid Muuse, ayaa maanta daah-furay Mashruuca cagaarinta Caasimadda, kaas oo lagu dhireynayo waddooyinka iyo xaafadaha Magaalada.

Guddoomiye Axmed Barre ayaa ugu baaqay dad Ariga iska leh inay magaalada ka saaraan, hadii kalena ay Dowladda Hoose u talin doonto.