Farmaajo iyo Madaxda Maamulada taageersan oo ku sugan Afisyooni (Sawirro)

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa ku sugan Teendhada Afisyooni ee Muqdisho, iyagoona kulan gaar ah ku leh.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Dr. Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Madoobe ayaa iyagu ka baaqsaday Shir la filayay inuu ka furmo Teendhada Afisyooni.