Mahad Salaad “Isgoyska Dabka ayaa Ciidamo Farmaajo ka amar qaata nagu hortaagan yihiin”

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Ciidan Farmaajo ka amar qaata ay isgoyska dabka ku celiyeen isaga iyo Xildhibaano kale oo kulan baarlamaanka u socday si ay uga qeyb galaan.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku yiri” Isgoyska Dabka ayaa Ciidamo Farmaajo ka amar qaata hada nagu hortaagan yihiin aniga iyo Xildhibaano kale. Mas’uuliyada wixii na soo gaara Maxamed Mursal ayaa qaadaya”