Saadiq Joon oo ciid iyo dhagxaan ku gooyay waddooyinka soo gala Shiirkole (Sawirro)

Ciidanka Saadiq Joon iyo Shacabka Xaafadda Shiirkoole ee Muqdisho ayaa Ciid iyo dhagxaan ku jaray waddooyinka soo gala xaafadaas, iyagoo sidoo kale difaacyo sameystay.

Muqdisho ayaa wajahaysa xiisad dagaal, Farmaajo ayaana ku fashilmay qorshe uu doonayay in Saraakiil ku beel ah ay weeraraan Taliyihii Gobalka Saadiq Joon.

Idil Television