XOG: Mareykanka oo Farmaajo kulan kula yeeshay xalay Jabuuti

Maalmo ka hor Teendhaduu tagay laba lakala dooran siiyay.

1.In uu iscasilo

2.In uu Teendhada kusoo laabto.

Hadii kale waxaa loo xaqiijiyay talaabooyinka miiska saaran,waxuu codsaday hal fursad oo kula kulmo Musharaxiinta oo uu sheegtay in ay ubalansan yihiin.

Kadib markii kulankii Musharaxiintu fashilmay waxaa loo diray fariimo toos ah oo qalafsan.

Waxaa ku xigtay ku qabsashadii Garoonka ee mudada qaadatay iyo usii kaxayntii Saldhiga Jabuti.Ugu danbayn Congo,ayaa la filayaa in ay noqoto Kambala-2.

Sida loola dhaqmay maalmihii udanbeeyay xataa maqaamka Madaxweyne Somaliyed ayay ilhaamo ku tahay balse isagaa sababay.

Jibril Qoobey.