Madasha Badbaad Qaran oo baaq ka dhan ah Farmaajo u dirtay Golaha Ammaanka QM (Akhriso)

Madasha Badbaado Qaran oo Golaha Ammaanka Qaramada ee Midoobay ka dalbatey in ay waxba kama jiraan ka soo qaadaan muddo kororsiga sharci darada ah ee uu sameystay taliska Farmaajo una aqoonsadaan “talaabo baalmarsan dastuurka”

Madashu waxay qoraalkeeda ku xustay in Muddo kudarsigu halis ku yahay guulaha laga gaarey nabada iyo xasiloonida, kuna celineyso qaranka “tafaraaruq siyaasadeed & isku dhac hubeysan”.