DEG-DEG: Ciidanka Farmaajo oo weeraray guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Ciidamada Dowladda ee ka amar qaata Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee DFS ayaa hada weeraray Guriga Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo u dhaw Madaxtoyadii hore ee Abdiqaasin, oo aan saa uga fogeyn agaagarka Isgoyska KM-4.

Ciidanka ilaalada Cabdiraxmaan Cabdushakuur oo ay hoggaaminayaan Generaal indhacade iyo Generaal Saadaq John, ayaa iska difaacay weerarkan, waxaana haatan socda dagaal culus.

Wixii kasoo kordha kala soco Idilnews