Rooble oo looga fadhiyo in uu xakameeyo Ciidanka iyo Maaliyada Dowlada

Tijaabada 1-aad ee Rooble ??

1.Warqada Joojinta Dhaqaalaha dalka”

Waa in uu soo saaro Warqada kala guurka iyo u diyaar-garowga doorashada..

B.In la xiro dhammaan Akoomada iyo Qasnadaha Dawlada.

T.In aan lagu saarin wax lacag amarka Madaxweynaha ama Madaxtooyada.

J.In Hanti dhowrku si joogto ah u soo kontoroolo dhaqaalaha dalka kana soo saaro warbixin joogto ah.

X.In la xiro Baanka Dalka.

2.Warqada Habeynta Ciidanka”

Taliyaha Ciidamada Qalabka sida waa Madaxweynaha Dalka sida Dastuurku qabo.

Marka Rooble uu warqad qoro wuxuu ku Caddeynayaa Talada Ciidanka si kumeel-gaar waxay ka amar qaadanayaan Reysul-wasaaraha.

Jibril Qoobey.