100 sanno jir isku diiwaangalisay codbixiyayaasha Doorashooyinka Puntland (VIDEO)

Caasha Axmed Maxamed oo 100 sano jir ah ayaa maanta ka mid noqotay dadka nasiibka u helay inay iska diiwaangashaan degmada Ufayn ee gobolka Bari.