Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax culus ayaa goor-dhaweyd ka dhacay agagaarka Ex. kantarool Afgooye ee magaaladda Muqdisho, kaas oo la sheegay inuu ahaa qof isku soo xiray walxaha qarxa.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxan uu sababay khasaare kala duwan, waxaana goobta gaaray Ciidanka Dowladda ooo xiray goobta qaraxu ka dhacay.

Wixii kasoo kordha kala soco Idilnews