Xasan Sheekh iyo Safiirka Turkiga oo kulan yeeshay (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hoygiisa ku martiqaaday Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz.

Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay Safiirka Turkiga kaalinta dowaddiisa ka qaadaneyso dib u soo kabashada Soomaaliya, isla markaana Turkigu yahay saaxib garab taagnaa Soomaaliya xilliyo adag.