Dowladda hoose ee Garoowe oo bilowday Olale ka dhan ah (VIDEO)

Dowladda Hoose ee Garoowe ayaa bilowday olale balaaran oo gudaha Caasimadda Puntland looga aruurinayo ariga lagu soo daayo.

Olalaha ayaa la sheegay in looga gol’leeyahay sidii loo dhireyn lahaa waddooyinka Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Duqa magaaladda Garoowe Hon: Ahmed Said Muse, oo ka hadlayay olalaha lagu aruurinayo Ariga magaaladda ayaa yiri “Qofkii xoolaha xeraysan waaya, waa loo xeraynayaa. Kii dhaqan waaya waa loo dhaqayaa. Kii haysan waaya waa loo haynayaa”.

https://fb.watch/6fNOFE6oJR/