Saraakiisha Booliska Puntland oo well ka doodaya dib-u-eegista Manhajka Booliska (VIDEO)

Qaar kamida Saraakiisha Booliska Puntland ayaa Tababarkii Garowe uga socday waxa uu galay Maalintii Sedaxaad iyaga oo lafaguraya kana doodaya Dib u ee gis lagu samaynayo Manhaj ka Booliska Puntland.