Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo kulan yeeshay (VIDEO+Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka khamiislaha Gollaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Arimaha Amniga,Gargaarka,Caafimaadka,

Waxaana dhanka kale Warbixino ku qotoma Shaqada Wasaaraddaha laga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha,Arimaha Gudaha Tamarta,iyo Xanaanada Xoolaha.