Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Muqdisho. Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo katirsan DFS ayaa soo kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka, kaas oo looga hadlayo waxyaabaha ka hirgalay heshiiskii 27-May ee Doorashooyinka iyo dardar-gelinta shaqooyinka haray.

Idilnews