Ciidanka PMPF oo howlgallo ka wada degmadda Caluula ee Gobalka Gardafuu (VIDEO)

Ciidamada ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF oo hawlgallo lagu xaqiijinayo Amniga iyo xasiloonida Badda iyo Beriga ka fuliyey gobolka Gardafuu.