Tirada dadka isku diiwaangeliyay Doorashooyinka hordhaca ah ee Puntland oo lagu dhawaaqay (Akhriso)

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa soo bandhigay xogta liiska hordhaca ah ee dadkii iska diiwaangeliyay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn.

Guddiga ayaa sheegay in Wadarta dadka iska diiwaangeliyay 3 degmo ay tahay 46,187.

  1. Qardho:

Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Qardho: 181,681

Tirada dadka ka wayn 18: 69,039

Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay Qardho: 24,921

  1. Eyl:

Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Eyl: 148,611

Tirada dadka ka wayn 18: 56,472

Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay Eyl: 11,364

  1. Ufayn:

Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Ufayn: 57,095

Tirada dadka ka wayn 18: 21,696

Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay Ufayn: 9,902.

Xogta oo faahfaahsan oo loosii kalaa jajabiyay lab, dhedig iyo da’da dadka isdiiwaangeliyay kaga bogo sawirada hoose.