Madaxweyne Laftagareen oo dib ugu laabtay Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,

Madaxweynaha ayaa Muqdisho kaga qeybgalay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee looga hadlayey Dardargelinta Arimaha Doorashooyinka Dalka.