Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo ku aadan xuska 1-Luulyo, ah markii ay guumeystaha ka xoroobeen Gobalada Koonfureed ee Soomaaliya, ayna midoobeen Gobalada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed, u diray Shacabka Soomaaliyeed.