Sidee looga xusay Muqdisho Munaasabadda 1-Luulyo ? (VIDEO+Sawirro)

Munaasabado lagu xusayo 1-Luulyo oo ku beegan 61 sanno-guuradii kasoo wareegtay xorowgii Gobalada Koonfureed ee Soomaaliya iyo midowga Fobalada Waqooyi kuwa Koonfureed ayaa lagu qabtay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho, sida Villa Somalia, Hotel Elite iyo qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho.

Villa Somalia

Hotel Elite

Xaafadaha Muqdisho.

Idilnews