Madaxweyne Laftagareen oo u amba-baxay Dalka Nigeria

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Abuuja ee Caasimadda Dalka Nigeria.

Laftagareen ayaa ka duulay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo uu galabta gaaray, lamana oga ujeedada socdaalkiisa Dalka Nigeria.

Idilnews