WARBIXIN: Shakiga ku-luglahaanshaha ciidamo Soomaali ah ee dagaalka Tigray oo soo xoogeysanaya

Waxaa soo xoogeysanaya shakiga la xiriira ku lug lahaashiyaha ciidamo Somali ah oo ay dowladda Soomaaliya u dirtay Eritrea si ey tababar ugu soo qaataan ay ku lug leeyihiin colaadda gobolka Tigray ee dalka Ethiopia.

Qaramada Midoobay ayaa horey ugu eedeysay ciidamada Soomaalida ku lug lahaanshiyaha dagaalkaas, haatanna tuhunka iyo hadal heyntu waxay gaartay Mareykanka.

Warbixinta kooban oo ay ka diyaarisay laanta Afka Soomaaliga ah ee VOA-da.