Garoonka Cawaale ee Gaalkacyo oo laga dhigay mid casri ah (VIDEO)

Dhismaha Garoonka kubadda cagta Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ayaa lasoo gaba-gabeeyay, Waxaana loo diyaariyay inuu noqdo garoonku mid si isku mid ah loogu ciyaari karo maalin iyo Habeen.