Maxaad ka ogtahay dhagartii Abu Dayib uu ka geysanayay Gaalkacyo 13 sanno ? (VIDEO)

Horjoogihi ugu sareeyey Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Mudug Marxuun Maxamed Xaashi Muumin (Abuu Dayib), oo kamid ahaa xubnihii dhowaan ay toogatay Puntland oo lagu wareysanayay Barnaamijka AF MEER ayaa si qoto dheer uga sheekeeyay muddo 13 sanno ah oo la shaqeynayay Al-Shabaab, uuna amray dilal iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.