Taliyaha cusub ee Booliska Jariiban oo baaq u diray Shacabka (VIDEO)

Taliye kuxigeenka qaybta Booliska Gobolka Mudug Koomaad Xussein Dhiidhico, ayaa xilkii u kala wareejiyey taliyihii hore saldhiga degmada jariiban Carays Yuusuf Warsame iyo Taliyaha cusub ee saldhiga degmadda Axmed Maxamed Afrax ( Taraafiko).

Taliyaha cusub ee saldhiga degmadda Axmed Maxamed Afrax ( Taraafiko), ayaa ugu baaqay Shacabka inay la shaqeeyaan Booliska degmadda.

Idilnews