Maxay Jubbaland ka faa’idey socdaalka Rooble ee Kismaayo ?

Socdaalka Rooble wax weyn masoo kordhin,inkastoo Jubaland si maqaam sare leh umaamuustay.

Wasaarado iyo Wadooyin horay ay udiyaarsanaayeen Mashaariicdooda,ayaa lagu karaameeyay dhagaxdhigooda.

Shirkii Golaha Wasiirada ee Khamiislaha ahaana waa Shir Gudoomiyay.

Galabta ama Beri subax,ayuu ka anba baxayaa Jubaland.

Waxaa jira qorshe ah in uu sii maro Gedo,balse Jubaland,ayaa diidan wayna ku kala aragti duwan yihiin Madaxda JL iyo Rooble.

Jibril Qoobey.