XOG: Madaxweynaha Puntland oo guulo ka gaaray safar qarsoodi ah oo ku tagay Imaaraadka

Madaxweyne Deni safarkiisii Imaaraadka in uu usoo najaxay ayay warar sheegayaan.

Shalay in uu kasoo baxay oo Jabuti soo aaday warkale,ayaa sheegaya mase xaqiijin karno maadaama aad loo qariyo xogtiisa.

Soo laabashadiisa kadib,waxuu warqad kasoo saari doonaa xeer hoosaadkii Baarlamaanka ee Xildhibaanadu wax ka badalka ay ku sameeyeen,sida ilo muhiim ah ii xaqiijiyeen.

Sidoo kale Maxkamada sare,ayaa laali doonta waxka badalka Xildhibaanada ee Xeer hoosaadka Baarlamaanka.

Lama filayo in wax iska caabin siyaasadeed ah ay sameeyaan Gudoonka Baarlamaanku.

Jibril Qoobey.