Guddiga Doorashooyinka heer Jubbaland oo ku dhawaaqay war cusub (Akhriso)

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay in muddadii loo qorsheeyay ee aheyd 25 July 2021 ku qabanayaan doorashada Aqalka Sare.

War saxaafadedk ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan u soo saari doonaan jadwalka fulinta doorashada Aqalk Sare.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.