Madaxweyne Deni oo kulan kulmay Nairobi Cali Bunow Qorane

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya Governor-ka Ismaamulka Garissa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya, Mudane Cali Bunow Qorane.

Labada masuul ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Puntland iyo Ismaamulka Gaarisa.