VIDEO: Wasaaradda Waxbarashada DFS oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay shaacisay natiijada guud ee imtixaanka dugsiyada sare ee dalka.

Sidoo kale wasaarada waxarashada hiddaha iyo taclinta sare ayaa shaacisay 10-ka arday ee ku guuleystay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ka lagay kalimaha hore,iyadoo ay ka qeyb galeen 34908 Ardey.

Hoos Ka Akhriso Natiijada Imtixaanka iyo Ardaya Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka.