Rooble iyo Madaxda Dowlad Gobaleedyada oo kulan yeeshay xalay

Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa kulan looga hadlayo dardar gelinta doorashooyinka, arrinta Somaliland, Hirgelinta soo jeedinta Guddiga dib u heshiisiinta Gedo iyo xalinta caqabadaha weli ka jira doorashada xalay ku yeeshay khadka ZOOM-ka.

Ilo ku dhow dhow Shirka ayaa sheegaya in Madaxda Dowlad Goboleedyada ay aad ugu kala aragti duwan yihiin arrinta Somaliland, ayna sida muuqata xiriiro lakala leeyihiin labada garab ee Siyaasiyiinta Somaliland kala hoggaaminayaan Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed.

Idilnews