Hantidhawrka Guud Puntland oo xirey dhammaan Akoonada Wasaaradda Waxbarashadda.

Hantidhawrka Guud ee Dawladda Puntland ayaa xirey dhammaan Akoonada Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Puntland.