Xoolo-dhaqatada deegaanada Puntland oo la barayo maareynta daaqa

Hay’adda Maareynta Macluumaadka Khayraadka Biyaha iyo Dhulka Puntland oo kaashanaysa Wasaaradaha Deegaanka iyo Xanaanada xoolaha Dowladda Puntland ayaa tababaro kala duwan u qabatay xoola-dhaqatada iyo beeralayda ku dhaqan Deegaanka Kubo oo ka tirsan degmada Qardho.

Tababaradan ayaa ku saabsan Maamulka iyo qaab-dhismeedka iskaashatooyinka waxaa sido kale lagu tababaray meereynta iyo ka faa’idaysiga daaqa.

Idilnews