WAREYSI: Waa kuma musharax Xildhibaan Burhaan Dio Mio ?

Burhaan Dio Mio, oo kamid ah musharixiinta Golaha Shacabka BJFS ayaa wareysi uu siiyay Idil TV kaga hadlay Taariikh nolaleedkiisa, loolanka ugu jiro kursi kamid ah Golaha Shacabka oo deegaan doorashadiisu tahay Puntland, qorshaha u yaalla haduu ku guuleysto, Hanaanka Dilmuquraadiyeynta Puntland iyo arrimo kale.

Idilnews