Doorashada xildhibaano kamid ah BJFS oo maalinta 3-aad ka dhacaysa Jowhar

Waxaa lagu wadaa in maalintii saddexaad ay maanta ka dhacdo magaaladda Jowhar ee caasimadda dowlad-gabaleedka Hirshabelle doorashada Senator kamid ah Golaha Aqalka Sare ee BJF.

Xalay ayaa magaaladda Jowhar waxaa lagu doortay hal kursi, kaas oo uu kusoo baxay Sanoter Cismaan Maxamed Dufle, iyadoona maanta la filayo inay lagu doorto Jowhar labo kamid ah kuraasta Aqalka Sare, waxaana ku tartamaya musharixiinta kala ah.

1. Cali Shacbaan Ibraahim
2. C/Qaadir Xanafi Sheekth Bashir
3. Cabdullahi Axmed Tawaad
4. Caasho Xuseen Abuukar
5. Cabdalle Cabdi Xuseen

1. Xasan lidow Muxumed Kobac
2. Cusmaan Axmed Macow
3. Cabdinuur Ibraahim Nuur.

Amaanka magaaladda Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana la filayaa in dhawaan la dhameystiro kursi ee Aqalka Sare ku matalaya Maamulka Hir-Shabeelle.

Idilnews