Mareykanka oo fariin adag u diray Farmaajo iyo Rooble

Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka sii socda ee u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Maxamed Xuseen Rooble.

Mareykanka ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble inay si nabad ah ku xaliyaan kala aragti duwanaanshahooda, ayna si buuxda diiradda gabagabeynta doorashada Soomaaliya, iyadoo aan dib u dhac kale jirin.

Waxaa sii kordhaya baaqyada ku aadan in labada mas’uul ee khilaafku ka dhexeeya ay wadahadal ku xaliyaan.

Wadamada iyo hay’adaha daneeya arrimaha dalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah shalay warsaxaafadeed u soo saaray waxa ay ugu baaqeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha inay si dhaqso ah u xaliyaan khilaafkooda,

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.