Doorashada 4 Senator oo ka dhacaysa Kismaayo

Doorashada 4 kursi oo kamid 8 kursi ee Golaha Aqalka Sare ee BJFS ku matala Dowlad-gobaleedka Jubbaland ayaa maanta ka dhacaysa magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Kuraastan ayaa dhameystir u noqon doonta Senatorada Jubbaland, waxaana ku tartami doona 8 Musharax oo 5 kamid ah ay yihiin Haween, kuwaas oo kala ah

5: Leyla Nuux Maax
Xareedo Maxamed Sheekh.

6: Ibraahim Aw-gaab Cismaan
Farxiyo Macalim Cabdi.

7:Maryam Faarax Kadiye
Zamzam Maxamed Bishaar

8: Xasan Daahir Yarow
Cabdi Xuseen Cali

Idilnews