Waa kuwee 4 Senator ee maanta lagu doortay Kismaayo ? (VIDEO)

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad-gobaleedka Jubbaland ayaa maanta doortay 4 Senator ee uga dambeeyay xubnaha Jubbaland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Doorashadan oo aheyd mid xasaasi ah ayaa waxaana ku loolamayay 8 musharax, oo 5 kamid ah ay yihiin Haween, waxaana kusoo baxay xubnaha kala ah;

1. Sen. Xasan Daahir Yarow
2. Sen. Ibraahim Awgaab Cusmaan
3. Sen. Leyla Nuur Maax
4. Sen. Maryan Faarax Kadiye

Idilnews