Akhriso: Natiijada hordhaca ah doorashada degmada Ufeyn oo la shaaciyay

NATIIJADA HORDHACA AH EE DOORASHADA 11 KA SEEJO EE DEGMADA UFAYN IYO SIDA AY URURADU U KALA HELEEN:-

Urur siyaasadeedka Run cad 47 cod
Urur siyaasadeedka Shaqalaha xoogsatada ah 13 cod
Urur siyaasadeedka Dhalinyarada 11 cod
Urur siyaasadeedka cadaalad iyo sinaan 1248 cod
Urur siyaasadeedka Kaah 1687 cod
Urur siyaasadeedka Mideeye 1300 cod
Urur siyaasadeedka Mustaqbal 192 cod
Urur siyaasadeedka Horseed 180 cod
Urur siyaasadeedka ifiye 8 cod

Tirada ansaxa ah 4739

Tirada xumaatay 598

Tirada lagu muransan yahay 29

Tirada guud ee codaysay 5366

Idilnews