Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo soo gaaray Garoowe (VIDEO)

Wafti uu hoggaaminayo Guddiga Doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro, ayaa soo gaaray magaalada Garoowe, isagoo sheegay inay u yimaadeen caasimadda Puntland dardar-gelinta Doorashooyinka Golaha Shacabka BJFS.

Idilnews